Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Xoogga Dalka oo shaaciyay in argagixisada Al-Shabaab ay ka shalaayi doonaan dhibaateynta shacabka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Afar kamid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu khaarajiyey Gobolka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegey in maleeshiyada Al-Shabaab ay ka shalaayi doonaan dhibaatada ay  ku hayaan Dadka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la xoojin doono howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, isagoo inta ku daray in Nabad diidka Al-Shabaab ay ka shalaayi doonaan dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan kaloo u sheegayaa Nabad diidka iyo argagixisada, waxaan  balan qaadeynaa inaan idinka aarno,  oo aad marna ku guuleysan xumaanta aad sameyseen, waxaan idin leeyahay ka waan tooba leynta shacabka Soomaaliyeed oo aadan guul ka gaari doonin” ayuu yiri Taliyaha.

Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa xusay in ciidamada Xoogga ay wadaan qorshe guud ahaan looga cirib tiri doono kooxaha Argagixisad meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

 

 

 

 

Previous Post

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray Itoobiya

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In