Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska xoogga dalka qeybta 60aad oo ka hadlay howlgallo ka dhan ah Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska qaybta 60-aad Lixdamaad  ayaa faah faahin  ka bixiyay qasaaraha ka dhashay dagaal xalay ka dhacay  deegaanka Goof-gaduud, iyagoo sheegay inay socdaan qorshayaal ay ku xoraynayaan deegaanada  Argagixisa Al Shabaab ay kaga suganyihiin  dalka.

Ismaaciil Khaliif Shire Abaanduulaha Qaybta Lixdamaad  ee ciidamada xoogga Dalka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidanka xoogga dalka ay ku suganyihiin deegaanka ay maleeshiyada Al-Shabaab ay soo weerareen, isagoo intaa ku daray in ciidamada xoogga dalka iyo ciidanka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ay iska kaashadeen xoojinta iyo la dagaalanka Al-Shabaab

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Abaaro 4:30 ee aroornimo ayay ka soo weerareen xarunta labo jid oo kala ah jidka Manaas iyo kan Xawaale bar baar, waana u diyaar garownay, runtiina way ku jabeen duulanka ay soo qaadeen dhagar qabayaasha Shabaabku, waxaana looga dilay 15 ka tirsan Al-Shabab, waana joogteyneynaa howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab” ayuu yiri Ismaaciil Khaliif.

Abaanduulaha Qaybta Lixdamaad ee ciidamada xoogga Dalka ayaa tilmaamay in ciidamada ay sii xoojin doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana uu intaa raaciyay in dhawaan ciidamada ay qorsheynayaan sidii guud ahaan meelaha ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayaan looga saari lahaa.

Previous Post

R/wasaarihii Britain David Cameron oo maanta xilka ka tagay

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In