Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Xaamud oo ka qaybgalay furitaanka Shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Africa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliye Xaamud oo ka qaybgalay furitaanka Shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay ka qaybgalay furitaanka shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Afrika, iyadoo Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Albashiir uu xariga ka jaray Xaruntan.

Furitaanka xaruntan oo ay goob joog ahaayeen Masโ€™uuliyiin ay kamid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Sudan, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo dhigiisa Sudan, Taliyaha Booliska Caalamiga Interpol ee Africa iyo Saraakiil ka socotay Dambibaarista Sudan iyo Dowlado kale.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al-bashiir oo furay xarunta ayaa sheegay in ahmiyad gaar ah ay u leedahay bulshada ku nool bariga iyo bartamaha Afrika

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa booqday xarumaha Dambi baarista Dalka Sudan qaybahooda kala duwan sida xarunta Baarista Kiisaska dambiilayaasha Xarunta Baaritaanada Hubka Xarunta Baaritaanada Mukhaadaraadka iyo Xarumo kale.

Xaruntan ayaa waxa ay noqoneysaa tii ugu horeysay ee Ciidanka Interpol ay ka furtaan dalka Sudan, iyadoo lagu baari doono dambiyada heer gobol ee bartamaha iyo bariga Africa.

Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Booliska ayaa sheegay in Xaruntan ay soo dhaweynayaan ayna aheyd mid laga maarmaan ah loona baahanyahay in layska kaashado sidii loo xasilin lahaa Qaarada Africa.

__hu _0A0216 _H0A0250 _H0A0261 _H0A0289 _H0A0304 BH0A0353 BH0A0356 BH0A0417 BH0A0436 BH0A0447 BH0A0448 BH0A0450 BH0A0452 BH0A0458 BH0A0460 BH0A0479 BH0A0480 BH0A0491 BH0A0508 BH0A0551 BH0A0561 BH0A0572 BH0A0574 BH0A0575

BH0A0611

Kashmiir yare “Sudan”

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciyada horyaalla

Next Post

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

Next Post
Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In