Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Booliska oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga maalmaha Ciidda iyo xoriyadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Booliska oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga maalmaha Ciidda iyo xoriyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto Sulub Axmed Firin ayaa guddoomiyey shirka amniga iyo xasiloonida ee maalmaha Ciidda iyo todobaadka xoriiyadda, iyada oo ay shirka ka soo qeybgaleen taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, taliye xigeenka ciidanka Booliiska, Sareeyeyaal Booliiska iyo xoogga dalka ah, taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir, guddomiye ku xigeenka amniga mamulka gobolka Banaadir iyo saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalka ciiltire ee Booliska, NISA iyo Booliiska sida militariga u tababaran ayaa  ku kulmay taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa ku aadanaa in la xog wareysto saraakiisha hawlgalka ciiltire iyo dardargalinta amniga iyo xasiloonida Caasimadda goorkasta iyo gaar ahaan inta lagu guda jiro maalmaha Ciidda iyo todibaadka xoriyadda si bulshadu ugu xafladeeyaan nabadgalyo iyo ammaan, loona ilaaliyo badqabka dadweynaha.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Previous Post

11650 oo muwaadin Soomaaliyeed ah oo gudanaya waajibaadka Xajka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In