Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidabka booliska oo aqoon kororsi u furay saraakiil boolis

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xaamuud ayaa maanta siminaar aqoon kororosi ah u furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo ka kala yimid qaar ka mid ha Gobollada dalka, gaar ahaan Puntland, Jubaland, Koofur galbeed, Galmudug, Hiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo ay ka qeyb galeen furintaankii aqoon kororsigaasi saraakiil ka socota UN-ka.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamad Sheekh Xasan Xaamud oo war baahinta Qaranka la hadlay ayaa  sheegay in ciidanka booliska Soomaaliya ay mid yihiin, isla markaana aysan xaduud laheen, waxa uuna xusay taliyuhu in ay ka doodi doonaan mudada uu aqoon is weydaarsiga socdo  qorshaha heegan ee booliska Soomaliyeed, kaa soo ay booliska ugu bandhigi doonaan adduunka waxyaabaha ay ciidanka u baahan yihiin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Shir labo maalmood socnayaa  qeebtiisa hore oo ah aqoon is weedaarsi, laxiriira dhamaan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ka kala yimid, Puntland, Jubaland, Koofur galbeed, Galmudug, Hiraan iyo Shabeelaha Dhexe,  sidaas oo kale waxaa soo qaban qaabiyay  siminaarka taliska ciidanka booliska oo gacan ka helaya UN boolis, waxaa sharaf noo ah aniga iyo saraakiisha ka kala yimid maamul gobaleedyada in aan halmar, isla qaadano boolis Soomaliyeed aan xaduud laheen” ayuu yiri Taliyaha booliska.

 

Previous Post

Sawirro,Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Norwey

Next Post

Barnaamijka Nugliyeerka Iran oo heshiis hor u dhac laga gaaray

Next Post
Barnaamijka Nugliyeerka Iran oo heshiis hor u dhac laga gaaray

Barnaamijka Nugliyeerka Iran oo heshiis hor u dhac laga gaaray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In