Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo Baydhabo tababar uga furay askar ka mid noqonaya booliska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska oo Baydhabo tababar uga furay askar ka mid noqonaya booliska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo isugu jiray saraakiil ka socotay AMISOM, Qaramada Midoobay iyo kuwa ka tirsan booliska Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa maanta tababar magaaladaasi 200 askar oo ka mid noqonaya ciidanka booliska u furay.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Badhabo ayaa waxaa ka qeyb galay ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya, xubno ka tirsan maamulkaasi iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Cabdiraxmaan Ibraahim oo ah ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in askartan cusub looga fadhiyo inay ka faa’iideystaan oo ay beri ugu adeegan bulshadeena.

“Waxaan ku faraxsanahay in wafdigan uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka booliska aan ku soo dhaweyneyno Baydhabo oo aan kala qeyb galno tababarka ciidanka cusub loo furayo, waxaana ku bogaadinayaa inay ka faa’iideystaan tababarka” ayuu yiri Cabdiraxmaan Ibraahim

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo furay tababarka oo furay tababarka ayaa sheegay in askartan cusub looga baahanyahay inay la yimaadaan dulqaad fara badan oo ay ilaaliyaan anshaxa looga baahanyahay askarta.

“Dadka habeenkii jiifa, kuwa ganacsanaya idinka ayay idinku soo jeedaan, marka waxaa la idinka rabaa in aad bad baadisaan nafta iyo hantida dadka, waajibka kowoaad ee idinka rabo waaye, ee u guta sida uu sharci qabo, una istaaga in aad dadkaasi cadowga ka difaacdaan” ayuu yiri Taliyaha booliska

Taliyaha ciidanka booliska ayaa ugu dambeyntii ciidamada cusub ku wareejiyay shan neef oo geel ah, waxaaana ay tani qeyb ka tahay qorshaha taliska ciidanku uu ku doonayo in sare loo qaado tababarada la siinayo ciidamada booliska iyo dhalinyarada dooneysa inay ka mid noqdaan.

Taliyaha iyo wafdiga la socda ayaa waxa ay dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho.

BH0A3095 BH0A3120 BH0A3121 BH0A3123 BH0A3127 BH0A3133 BH0A3134 BH0A3140 BH0A3146 BH0A3149 BH0A3150 BH0A3158 BH0A3159 BH0A3161 BH0A3165 BH0A3173 BH0A3178 BH0A3182 BH0A3186 BH0A3188 BH0A3195 BH0A3207 BH0A3217 BH0A3229

BH0A3385 BH0A3366 BH0A3367 BH0A3368 BH0A3370  BH0A3373 BH0A3374 BH0A3375 BH0A3376 BH0A3377 BH0A3378 BH0A3380 BH0A3381 BH0A3382 BH0A3383 BH0A3384 BH0A3385 BH0A3386 BH0A3387  BH0A3390 BH0A3391 BH0A3392

Previous Post

Dowladda Mareykanka oo shaacisay inay dib u bilaabeyso howlihii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya

Next Post

Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga taageeray Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga taageeray Beladweyne "SAWIRRO"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In