Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo ka qeyb galay saagootin loo sameeyay ciidamo AMISOM “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska oo ka qeyb galay saagootin loo sameeyay ciidamo AMISOM “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska Somaaliyeed iyo ergeyga Midowga Africa u qaabilsan Somaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootinayay cutub ka tirsan ciidanka Booliska Uganda ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaasi oo lagu wado in dib loogu celiyo dalkooda.

Munaasababadda lagu sagootinayay ciidamo ka tirsan kuwa booliska AMISOM ayaa waxaa lagu qabtay garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho, halkaasi oo ay ciidanku ku soo bandhigeen dhoolatus ku aadan sida looga hortago rabshadaha ka dhanka ah amniga.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sidikou ayaa sheegay in ciidanka booliska AMISOM ay wax badan ka qabteen amniga Muqdisho, iyaga oo kaashanaya dhigooda booliska Soomaaliya.

“Waa munaasabad nagu weyn, tani waxa ay qeyb ka tahay howlgalka AMISOM, aniga waan ku fanaayaa howlaha ciidanka booliska ay ka wadaan gudaha Muqdisho, waxaa la gaaray waqtigii uu qof waliba idin dhihi lahaa waxaad gudateen waajibaadkii la idin idmaday,waxaana muujiseen howlkarnimo iyo wada shaqeyn buuxa oo aad la yeelateen ciidanka booliska Soomaaliyeed” ayuu yiri Danjire Maman Sidiku.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Xasan Xaamud ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay sagootinta ciidanka loo sameynayo, isagoo xusay in iskaashiga dhex maray ciidanka boliska iyo kuwa AMISOM ay wax badan ka qabteen xaaladda amni ee dalka.

“Ciidanka booliska AMISOM waxaan uga mahadcelineynaa sida ay ula shaqeeyeen ciidanka booliska Soomaaliyeed, runtii dowlada iyo shacabka way xasuusan doonaa doorka Booliska AMISOM ay ka qaateen amniga magaalada Muqdisho” ayuu yiri Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya.

Ciidamada booliska ee xafladda sagootinta ah loo sameeyay ayaa qaarkood la guddoonsiiyay shahaado sharaf ku aadan howlaha amni ee dalka.

vlcsnap-2015-08-01-12h07m51s58 vlcsnap-2015-08-01-12h08m06s207 vlcsnap-2015-08-01-12h08m12s12 vlcsnap-2015-08-01-12h08m44s81 vlcsnap-2015-08-01-12h09m07s49 vlcsnap-2015-08-01-12h09m13s113 vlcsnap-2015-08-01-12h09m20s179 vlcsnap-2015-08-01-12h09m29s12 vlcsnap-2015-08-01-12h10m06s130 vlcsnap-2015-08-01-12h10m27s81 vlcsnap-2015-08-01-12h10m32s128 vlcsnap-2015-08-01-12h10m44s254 vlcsnap-2015-08-01-12h10m51s62 vlcsnap-2015-08-01-12h11m01s165 vlcsnap-2015-08-01-12h11m41s55 vlcsnap-2015-08-01-12h11m51s153 vlcsnap-2015-08-01-12h12m16s148 vlcsnap-2015-08-01-12h12m32s51 vlcsnap-2015-08-01-12h12m36s94 vlcsnap-2015-08-01-12h12m44s174 vlcsnap-2015-08-01-12h13m06s140 vlcsnap-2015-08-01-12h13m11s183 vlcsnap-2015-08-01-12h13m22s38 vlcsnap-2015-08-01-12h13m37s193 vlcsnap-2015-08-01-12h14m14s52 vlcsnap-2015-08-01-12h15m21s206 vlcsnap-2015-08-01-12h16m11s190 vlcsnap-2015-08-01-12h16m17s0 vlcsnap-2015-08-01-12h16m37s199 vlcsnap-2015-08-01-12h17m07s245 vlcsnap-2015-08-01-12h18m53s23 vlcsnap-2015-08-01-12h19m31s142 vlcsnap-2015-08-01-12h27m01s10 vlcsnap-2015-08-01-12h27m04s73 vlcsnap-2015-08-01-14h10m20s78

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda oo loogu baaqay in gurmad ay fudiso dadka ku nool goobaha laga saaray Shabaab “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda oo loogu baaqay in gurmad ay fudiso dadka ku nool goobaha laga saaray Shabaab “SAWIRRO”

Dowladda oo loogu baaqay in gurmad ay fudiso dadka ku nool goobaha laga saaray Shabaab “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In