Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo ka soo laabtay safarkii Sudan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska oo ka soo laabtay safarkii Sudan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahanba safar shaqo ku joogay dalka Suudaan, isla markaana maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan taliska ciidanka booliska.

Taliayah booliska ayaa intii uu joogay dalka Suudaan wuxuu kulamo ka laduwan la yeeshey saraakiisha taliska ciidanka booliska dalkaasi Suudaan ayagoo ka wada hadlay xoojinta iyo wadashaqeynta labada dal, gaar ahaan tan labada ciidan, waxaana uu taliyaha booqday xaruumo kala duwan oo ay ka howlgalaan ciidamada booliska dalkaasi

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sidoo kale booqday safaaradda Soomaaliya ee Suudaan halkaasi oo kulan uu kala yeeshey mas’uuliyiinta safaaradda.

Taliyaha ciidanka booliska waxa uu tilmaamay in kulamadii uu la qaatay madaxda dalka Sudan, gaar ahaan saraakiisha ciidanka ay ku soo dhamaadeen guulo la taaban karo, isla markaana dowladda Sudan ay sii dar dargelin doonto tababar siinta ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.

Talaabadan uu taliyaha safaro kala duwan ku tegayo dalka dibadiisa ayaa qeyb ka ah qorshe taliska Booliska Soomaaliyeed uu ku doonayo horumarinta iyo tayeynta ciidanka Booliska.

BH0A0909 - Copy (2) BH0A0911 - Copy (2) BH0A0913 - Copy (2)    BH0A0917 - Copy (2) BH0A0918 - Copy (2) BH0A0919 - Copy (2)  BH0A0921 - Copy (2) BH0A0923 - Copy (2) BH0A0924 - Copy (2) BH0A0925 - Copy (2)  BH0A0927 - Copy (2) BH0A0928 - Copy (2) BH0A0929 - Copy (2) BH0A0930 - Copy (2)        BH0A0950

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca oo booqday magaalooyinka Dooloow iyo Beled-Xaawo “SAWIRRO”

Next Post

Shan kun oo lo’ ah oo laga dhoofiyay dekadda Muqdisho

Next Post
Shan kun oo lo’ ah oo laga dhoofiyay dekadda Muqdisho

Shan kun oo lo' ah oo laga dhoofiyay dekadda Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In