Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray xarun lagu tababarayo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray xarun lagu tababarayo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed  Jeneral Sulub Axmed Firin oo maalmahan howlo shaqo u jooga Jubbaland ayaa kormeer shaqo ugu tagay ciidamada Daraawiishta Jubbaland ee lagu tababarayo Xarunta Tababarada ciidamada oo ku taalla Waqooyiga magaalada Kismaayo.

Wasiirka wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland mudane Yuusuf Xuseen Cismaan(Dhumaal) Talyaha Ciidamada Daraawiishta Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid iyo Talyaha Ciidamadda Booliiska Qeybta gobolka Jubbada Hoose ayaa Taliyaha kusoo dhaweeyay dugsiga tababarka oo kormeer guud uu ku saameeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Jeneral Sulub Axmed Firin Talyaha Ciidamadda Booliiska Soomaaliyeed ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka kooxaha khawaarijta ah oo la qorsheynayo in wajiga 2aad ee howlgalka ka dhanka ah argagixisada laga bilaabayo Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Previous Post

Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday Midowga Yurub

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday Midowga Yurub

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo qaabilay mas'uuliyiin ka socday Midowga Yurub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In