Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay gaaray magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan.

Wafdigan oo ay soo dhaweeyeen saraakiil uu ka midyahay Taliyaha  Ciidanka Booliska Dalka Sudaan ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay safaaradda oo uu horkacayay siihaya Safaarada Mudane Ibraahim Guure Maxamed

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Taliyaha ayaa marki uu soo gaaray garoonka dayuuradaha ee Khartoum waxa uu warbaahinta Qaranka u sheegay inuu u yamid xalfad lagu furayo Sheybaarka Danbi barista dalalka Bariga iyo Bartamaha Africa oo laga hirgelinayo dalka Sudan.

Taliyaha ayaa sidoo kale ka hadlay safar shaqo oo uu maalmihii u danbeeyay uu ku marayay dalka Turkiga.

Dalalka Sudan iyo Turkiga  waxa ay kamidyahiin Wadamada aadka u daneeya arrimaha Soomaaliya doorna ku leh soo ka bashada dalka.

DSC02892 DSC02895 DSC02896 DSC02902 DSC02905 DSC02911 DSC02914 DSC02915 DSC02919 DSC02921 DSC02922 DSC02931 DSC02935

Yuusuf Kashmiir- Sudan

Previous Post

Waxgarad Iyo Qurbo Joog Booqday Deegaano Ka Mid Ah Karkaar Kana Hadlay Dib U Dhiska Deegaanadaasi

Next Post

Shirka Madasha wada tashiga Qaran oo la soo gabo gabeyn doono saacadaha soo socda

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Shirka Madasha wada tashiga Qaran oo la soo gabo gabeyn doono saacadaha soo socda

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In