Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Booliska oo siminaar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Booliska oo siminaar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan ayaa ujeedkiiisu ahaa sidii Ciidanka Boolisku u dhawri lahaa Xuquuqda Beni’aadamka xiliyada ay ku jiraan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray, waxaana ka qaybgalay sareeyeyaasha ciidanka iyo dhamaan hogaamada Ciidanka Booliska Soomaaliyaeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Siminaarkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Xafiiska xiriirka wadashaqaynta oo loo soo gaabiyo JOCC, iyadoo ay  casharo ka bixineysey Xubin ka tirsan Ciidanka Booliska Dalka Ingiriiska oo aqoon gaara u leh arimaha Xuquuqda Beni’aadamka, waxaana uu socday muddo saddex maalmood ah.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Cabdi Maxamed oo  soo xiray Siminaarka ayaa ugu baaqay dhamaan xubnihii ka qaybqaatay in ay u gudbiyaan kuwa aan nasiibka u yeelan

“Booliska ma ahan markii ugu horeysay oo ay helaan tababaro nuucaan oo kale ah, waayo askariga marka uu ku soo biirayo ciidanka ayaaba la siiyaa sharuuc ku saabsan ilaalinta xaquuqda beni’aadamka” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Siminaaradan oo kale ayaa waxa uu gacan ka geysan doonaa waajibaad gudashada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, iyadoo markii hore xubin kasta oo ku siireysa Booliska la soo baro dhawritaanka Xuquuqda Beni’aadamka.

Previous Post

Taliyeyaasha Ciidanka Asluubta iyo Xoogga Dalka oo Hambalyo u diray ciidanka Asluubta

Next Post

Toos u daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho

Next Post
Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Toos u daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In