Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka oo dar daaran u jeediyay shacabka Jannaale ku nool

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka oo dar daaran u jeediyay shacabka Jannaale ku nool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan sidii cadawga looga xoreyn lahaa deegaannada ay kaga sugan yihiin gobolka Shabellada Hoose.

Taliyaha oo meel fagaaro ah kula hadlayay shacabka ku nool Jannaale ayaa ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidanka oo ay farta ku fiiqaan haraadiga dhagar qabayaasha Al-Shabaab haddi ay magaaladu ku arkeen si loo xoojiyo nabadgelyada magaalada iyo deegaannada ku xeeraan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa xusay in dib loo soo celin doono adeegyada aas aasiga u ah nolosha beni’aadamka sida hirgelinta goobaha waxbarashada, caafimaadka iyo goobo kale, waxaana uu taliyaha tilmaamay inay joogteyn doonaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ugu dambeyn u sheegay shacabka ku nool Jannaale inay u hayaan deeq raashin ah, isla markaana maalmaha soo socdana ay soo gaarsiin doonaan daawooyin loogu talagalay shacabka.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la magacaabay

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta oo ka qeyb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In