Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire

Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Axmed Jimcaale ee uu maanta ku tegayย  deegaanka Bariire ee Gobalka Shabeelada Hoose ayaa isugu jirtey dhiirigelinta Ciidamadaย  iyo u kuurgelidda xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka eeย  ku sugan deegankaas oo ay dhawaan kale wareegeen maleyshiyaadka Al-shabaab.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ay wahliyaanย  Madaxda Hooganada Saadkaย  iyo Wardoonka eeย  cidanka Xoogga Dalka waxa ayna howlo kormeer ah ay ku tageen xerooyinka cidmada Xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Bariire ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iygoo warbixinno ka dhageystay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan deegankaas.

Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalkaย  Jeneraal Cabdullaahi Cali Canood oo malmahaan ku sugan deeganka Bariire ayaa taliyaha iyo wafdi la socday uga warbixiyay guud ahaan xaaladda deegaanka, isagoo xusay inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Janeraal Maxamed Axmed Jimcaale Taliyaha Cidanka Xoogga Dalka ย oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto xaquuqsiinta ciidamada iyo agoonta ay ka tageen, isagoo ku wareejiyay lacago dhiiri gelin ah oo loogu talagalay ciidamada.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheeg iney sii soco doonan howlgallada guud ahaan dalka looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-Shaabab, waxaana uu shacabka ka codsaday inay taageeraan ciidamada.

ย 

Previous Post

DHAGEYSO:- Khudbadii R/wasaare Kheyre uu ka jeediyay Munaasabadii looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Uganda ugu hambalyeeyay 55 guuradii ka soo wareegtay xornimadooda

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Uganda ugu hambalyeeyay 55 guuradii ka soo wareegtay xornimadooda

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In