Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 89-aad.+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 89-aad.+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya  ayaa xoojinaysa Dhismaha ciidammada Qalabka sida,si ay u dardargeliyaan gudashada waajibaadka horyaal ee ah difaaca dalka.

Ururka 89-aad SAADKA ee ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababara  aqoon kororsi ah ee ku aadan sida ugu wanaagsan oo ay u gudabin karaan waajibaadka horyaala ee ciidanimo,kaasi oo socday muddo lixbilood ah.

Jeneraal Maxamed Maxamuud Garabeey oo ah Madaxa Hoggaanka Saad ciidanka Xoogga dalka oo sharraxay tababarkaan nooca uu ahaa iyo waxa laga filayo ururka 89-aad ee ciidanka Xooga Dalka ayaa sheegay in tababarkaasi u wax weyn ka bedeli karo howlah ay ciidanku hayaan,isagoo u mahadceliyay wasaaradda Difaaca iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka,sida ay isaga xilsaareen tayeynta ciidamada.

Ururrada hoostaga talisyada gaarka ah ayaa loo jeediyey in ay u tafa xeytaan sidii ay ciidammada u siin lahaayeen tababarro aqoonta iyo awoodda Askarta lagu dhisayo, taliska guud ee ciidammada xooggana uu kula xisaabtami doono.

Taliayha ciidanka Xoogga dalka S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) oo tababarkaasi soo xiray ayaa kula dardaarmay ciidankaasi tababarka qaatay in waxyaabihii ay barteen ugu adeegaan dadkooda iyo dalkooda,isagoona si gaar ah ugu ammaanay macallimmiintii Tababarka bixisay sida wanaagsan oo ay u dhabar adeegeen.

Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe ku aadan tayaynta iyo dhismaha ciidanka Qaranka,kuwaasi oo loo diyaarinayo in ay AMISOM kala wareegaan guud ahaan ammaanka Dalka.

Previous Post

Cafis waa caafimaad “Cafis iyo Masaamax”

Next Post

Hirshabeelle oo soo dhoweeysay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya

Next Post
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga

Hirshabeelle oo soo dhoweeysay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In