Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo hambalyo iyo Bogaadin u diray Ciidanka xoogga Dalka ee Shalay Jabka iyo qasaraha xoogan Gaarsiiyey Maleshiyaadka Nabad-diidka Alshabab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gen. Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo goor dhow la hadlay warbaahinta qaranka ayaa Hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidamada geesiyaasha ah ee Xoogga dalka kuwaasi oo shalay duruus dagaal u dhigay maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ka dib weerar ay ku qaadeen saldhig ciidanku ku leeyihiin degmada Aw-dheegle ee Gobolka shabeelada hoose.

Taliye Indha-qarshe ayaa sheegay in ciidamada Xoogga dalka ee saldhigaasi joogay ay tiradoodu aad u yareyd halka maleeshiyaadka soo weeraray ay aad u tiro badnaayeen isla markaana ay la kulmeen jab iyo qasaare xoogan oo aysan filaneynin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu dambeyntii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in shacabka soomaaliyeedu aad ugu riyaqeen guusha ay soo hooyeen geesiyaasha qaranku.

Ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed ayaa shalay guul taariikhiya ka soo hooyay dagaal culus oo ay shalay la galeen maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo isku balaarinaya Tooratoorow, Mubaarak iyo deegaanno kale “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka K/Galbeed oo Shir Gudoomiyey Golaha Wasiirada ee maamulkaasi”Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Dowlad goboleedka K/Galbeed oo Shir Gudoomiyey Golaha Wasiirada ee maamulkaasi”Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad goboleedka K/Galbeed oo Shir Gudoomiyey Golaha Wasiirada ee maamulkaasi”Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In