Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay tira koobka Ciidanka iyo halka uu marayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe oo ka hadlay tiro koobka lagu wado Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in ujjeeddada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee Ciidanka Difaaca, si loogu qorsheeyo Hub, Gaadiid,  qalab iyo dhaqaale ku filan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa xusay in Dawladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in la kordhiyo Miisaaniyada ku baxda Ciidanka Xoogga dalka, si taasi loo hirgeliyana loo baahan yahay in la oggaado tirada saxda ah ee Ciidanka.

Waxa uu tilmaamay in Askari Xanuunsan Ama Tababar iyo fasax ku maqan ma ahee Askarta kale looga baahan yahay in ay Xaadir ku ahaadaan goobta Dawladda ay ku ogtahay, isaggoo xusay in Khalad ay tahay in fasax la’aan  laga maqnaadoTiro koobka Ciidanka lagu wado.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa Amray Saraakiisha Ciidanka in ay fuliyaan amarada Taliska, islamarkaana ay dardar geliyaan Shaqada, si Askari walba Xaquuqdiiisa uu u helo.

Ugu dambeyn Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa tilmaamay in Ciidanka Xoogga dalka markasta uu u taagan yahay in Ummadda Soomaaliyeed uu ka badbaadiyo Khatar walba oo dalka gudahiisa ama Dibadiisa ah, ayna u dhaarteen in dalkooda ay nafta u horraan.

Previous Post

Bulshada Gobolka Mudug oo ku baaqay in la joojiyo Colaadda ka jirta Xeraale iyo Cadalle

Next Post

Tahriibayaal ku xanibnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay “SAWIRRO”

Next Post
Tahriibayaal ku xanibnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay “SAWIRRO”

Tahriibayaal ku xanibnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay “SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In