Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Qeybta 21aad ee C.X.D.S Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Mudug ‘SAWIRO’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qeybta 21aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabdullaahi Aadan Xuseen oo ay  wahliyeen Abaanduulaha Qeybta 21aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl C/raxmaan Warsame Garabeey iyo saraakiil kale oo ka tirsan Taliska qeybta 21aad oo mudooyinkaaba waday dadaalo lagu dar dargalinayo qorshayaasha ciidamada xooga dalka ee ku  aadan difaaca dalka iyo sidii haraadiga kooxda naf la caarigaa ee Al shabaab looga xoreeyn lahaa deegaanada fara ku tiriskaa ee ay uga dhuumaleysanayaan gobalada dalka qaarkood ayaa kormeer ku tagay xerada ururka 57aad  Gaaska 11aad ee qeybta 21aad C.X.D.S ee  Indhaqaris oo ku taala duleedka deegaanka Docol ee hoostaga Dagmada Galkaacyo ee Gobalka Mudug, halkaasi oo ku sugan yahiin ciidamada ka tirsan kuwa
xoogga soomaaliyeed

Janaraal C/laahi Aadan Xuseen (Cirro ayaana markii ay gaareen xeradaasi la hadlay ciidamadii iyo saraakiishii xerada ku sugnaa waxaana uu ku booriyay in looga fadhiyo sidii dalka ay uga xoreyn lahayeen cadowga soomaaliyeed iyo midka shisheeye.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

(Marka maanta waxaan filayaa isa sixidii ugu danbeysay inaan idinkugu imid, Cadawga inaan aadno mar hore ayey aheyd, laakiin nasiib daro
afar sano qeybtaani ma helin wax horumarin ah, balse waxaan rajeynaynaa dowladda cusub ma aragno waxaan hadda ku dhaliilno, saas darteed anagana waxaa nalaga rabaa inaan gudano waajibaadka nalooga fadhiyo waayo waxa nala siinayo haddii inta layska qaato la jiifanayo kuwa kaamamka ku jira ayaa la siin lahaa” S/Guuto C/laahi Aadan Xuseen (Cirro)

Taliyaha Qeybta 21aad C.X.D. Janaraal C/laahi Aadan Xuseen (Cirro) ayaa asagoo hadalkiisa sii wata sheegay in askari kasta oo ka tirsan
ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21aad lala xisaabtami doono, isla markaana aysan dhici doonin in inta la siiyo
mushaaraadkiisa iyo xuquuqda kale ee ciidan ee uu leeyahay in uu gudan waayo waajibaadka Qaran ee xaqqa loogu leeyahay.

Intaasi kadib ayaa waxaa halkaasi Mushaaraadkoodii loogu qeybiyay ilaa ku dhawaad 300 saddax boqal oo askari oo ka tirsan ururka 57aad Gaaska 11aad ee Qeybta 21aad C.X.D.  kuwaasi oo kusoo xaadiray xarunta ururka oo ku taala duleedka deegaanka Docol ee Dagmada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

Waa marki u horeysay oo ay taliyaha cusub ee qeybta 21aad C.X.D.S Jenaraal C/llaahi Aadan Xuseen (Cirro) oo ay wehliyaan Abaanduulaha
21aad C.X.D.S korneyl C/raxmaan Warsame (Garabeey) iyo saraakiil kale oo ka tirsan taliska 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay soo gaaraan xeryaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Ku yaala Gobalka Mudug tan iyo markii dhawaan loo magacaabay Taliyaha Qeybta 21aad C.X.D.S

Waxaa Diyaariyay Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (C/risaaq Galkacy

 

Previous Post

Wargelin Ku Socota Akhristayaasha Webka Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In