Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Qeybta 60aad ee CXD oo kormeeray deegaanka Deeynuunaay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-aad Ee qaybta 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka+”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa maanta kormeeray deegaanka Deynuunaay ee Gobalka Baay, halaasi oo ay ciidanku ku leeyihiin fariisan, isagoo ciidanka faray in ay sii xoojiyaan Howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al Shabaab.

Deegaanka Deeynuunaay oo qiyaastii 18km dhanka bari ka xiga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Taliyaya iyo saraakiisha la socotay waxay ku soo wareegeen fariisinka ciidanka, iyagoo warbixino ka dhageystay saraakiisha ciidanka, maamulka cusub ee deegaanka iyo qeybaha bulshada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Jeneraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi Taliyaha Qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa ku amaanay ciidanka xooga dalka sida ay ugu guuleysteen inay argagixisada ka nadiifiyaan waddada isku xirta Baydhabo iyo Buur-Hakaba oo dhibaato loogu geysan jiray shacabka.

“Waxaan warbixin ka dhageysanay saraakiisha ciidanka, maamulka deegaanlka, iyo qeybaha bulshada, kuwaasi oo aan ka dhageysanay xaaladda dhabta ah ee deegaanka ka jirta, waxaana ay noo xaqiijiyeen inay diyaar u yihiin difaaca dalka, anaguna waxaan u balan qaadnay inaan u keeneyno agabka ciidan ee ay u baahanyihiin”. Ayu yiri Taliyaha ciidanka qeybta 60-aad ee xoogga dalka.

Taliyaha ayaa xusay in ciidanka ay isu diyaariyaan furista waddooyinka isku xira Gobolka Baay, kuwaasi oo qaar ka mid ah ay maleeshiyaadka Al-Shabaab gaadiidka rakaabka ah jidka u gala

“Waxaa loo baahanyahay in ciidanku ay ka hortagaan cidkasta oo dhib ku heysa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kooxaha argagixisada, waxaana ciidanka looga fadhiyaa inay nadiifiyaan dhamaan waddooyinka deegaannada Koonfur Galbeed” ayuu yiri Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Cabdullaahi.

 

Previous Post

AMISOM trains Somali Police officers in management skills

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In