Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Indho Qarshe oo sheegay in Ciidanka Xoogga ay ku guuleysteen inay deegaano badan ka xoreeyaan Al-Shabaab.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee xilka ka sii dagayo Sareeye Guud Daahir Aadan Cilmi ( Indho Qarshe) ayaa manta oo Axad ah sheegay iney aad u sii kordheyso awoodda ciidamada qalabka sida, ayagoo ku guuleystay in ay ka xureeyaan mintidiinta deegaano badan oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Sareeye Guud Daahir Aadan Cilmi oo la hadlayay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inay Ciidanka Qaranka isku fidiyeen deegaanadii Al-Shabaab weerarka ka soo qaadi jireen si ay u dhibaateeyaaan shacabka Soomaaliyeed, waxa uu ku sii daray in ay ciidanku hadda ay gacanta ku hayaan afar wado oo ay marin u aheyd argagixisada si aay ugu soo gudbaan Caasimada Muqdisho.

Taliyaha ayaa soo hadal qaaday weerarka dhawaan ka dhacay Magaaladda Awdheegle oo jab weyn lagu gaarsiiyay cadowga naf la caariga ah, waxa uuna cadeeyay taasi in ay tusaalle fiican u tahay awoodda ciidanka ee dalka oo aad u sii kordheeyso.

Ugu danbeyn waxa uu ammaan u soo jeediyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage uu xilka dhawaan maxadaxweynaha jumhuuriyada Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay.

Previous Post

Wax garadka Magaaladda Dhuusamareeb oo Qado sharaf u sameeyay qaar ka mida Ergada Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ka qeyb galeysa.

Next Post

Gudoomiyaasha labada Aqal BFS oo Jabuuti kula kulmay Gduoomiyaha Baarlamaanka Djabuti.

Next Post
Gudoomiyaasha labada Aqal BFS oo Jabuuti kula kulmay Gduoomiyaha Baarlamaanka Djabuti.

Gudoomiyaasha labada Aqal BFS oo Jabuuti kula kulmay Gduoomiyaha Baarlamaanka Djabuti.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In