Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka Booliska gaarka ah ee Galmudug oo gaarey magaalada Hobyo

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka Booliska gaarka ah ee Galmudug oo gaarey magaalada Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

kormeerkan oo ahaa mid loogu kuur galayay howlaha shaqo ee ciidanka Booliiska degmada Hobyo, islamarkaana la xariira dadaalada sugidda iyo adkaynta ammaanka ayaa waxaa Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska dowlad Gobaleedka Galmudug G/sare Cabdi Jaamac Cabdulle (Xabeeb) uu ku tagay saldhigga ciidanka Booliiska degmadaasi.

Taliye ku xigeenka oo isagu maalmahaan kormeero ku marayay
saldhigyada ciidamada Boliiska ee deegaanada gobalka Mudug qaarkood ayaa markii uu tagay saldhigga degmada Hobyo waxa uu warbixino ka dhageystay saraakiisha ciidamada Boliiska degmada,isagoona warbixinta kadib kula dar daarmay in ay sii laba laabaan dadaalkooda,kuna ammaanay howlaha shaqo ee ay xiligaan ka hayaan degmadaasi.

Dhinaca kalana degmada Hobyo ayaa waxaa ka muuqanaya horumaro ballaaran tan iyo wixii ka danbeeyay markii halkaasi uu gaaray madaxweynaha jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya,iyadoona horumarka iyo amniga degmada Hobyo uu sababay in maalinba maalinta ka dambeysa degmada Hobyo ay soo gaaraan ganacsato Soomaaliyeed,kuwaasi oo doonaya in ay maalgashiyo ka sameystaan halkaasi,iyagoo ka faa’ideysanaya horumarka iyo amniga ka jira degmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Magaalada Hobyo oo ah magaalo Xeebeed ayaa muhiim gaar ah u leh bulshada deegaanadasi,iyadoo dhawaana halkaasi laga hirgeliyay waddo muhiim u ah isku xirka magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ee Gobolka Mudug.

Previous Post

Guddoomiye Yariisow oo dhagax dhigay xarunta deb demis iyo gurmadka deg dega ah ee Hodan

Next Post

Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Next Post
Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In