Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku xigeenkii qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Taliye ku xigeenkii qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee taliye ku xigeenkii qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Col Axmad Waawayne ayaa ugu geeriyooday Isbitaalka Digfeer dhaawac ka soo gaaray weerar argagixisanimo ee 9-kii bishan lagu qaaday Saldhiga booliska Waaberi ee gobolka Banaadir.

Weerarkaas oo ahaa is-miidaamin waxaa horay ugu dhintay laba sarkaal, iyadoo sarkaalka caawa geeriyooday uu noqonayo kii 3-aad ee ugu darajadda sareeyay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Afhayeenka Booliska Sadiiq Doodishe ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geeridda Allaha u naxariistee Col Axmad Waawayne.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray, qoyska, caruurta, ehallada, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Taliye Xigeenkii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaanshaanle Sare Axmed Cabdi Wehliye

Ugu dambayn, Wasiir Mukhtaar ayaa Alla uga baryay in Marxuum Axmed uu  Jannadii Fardowso  ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu Alle ka siiyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka.

Previous Post

Xuska Maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Buulo-burte “SAWIRRO”

Next Post

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal oo faah faahin ka bixiyay dhallinyaro ceel ku dhimatay

Next Post
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal oo faah faahin ka bixiyay dhallinyaro ceel ku dhimatay

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal oo faah faahin ka bixiyay dhallinyaro ceel ku dhimatay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In