Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartamayaasha Degmooyinka Kismaayo, Warta-Nabada iyo Shibis oo la abaal mariyay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Tartamayaasha Degmooyinka Kismaayo, Warta-Nabada iyo Shibis oo la abaal mariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Abaal marino lagu gudoonsiinayay tartamayaasha degmooyinka Kismaayo, Warta Nabada iyo Shibis oo ku guulaystay Tartan cilmiyeedkii Warbaahinta Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya C/fitaax Daahir Jayte oo ku hadlayay Afka Agaasimayaasha Warbaahinta Qaranka ayaa u mahadceliyay dhammaan degmooyinkii ka qaybgalay tartankii xiisaha badnaa ee la qabtay Bishii Ramadaan.

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay munaasabadda ayaa asna dhankiisa ku amaanay tartamayaasha Guulaystay dadaalka Badan oo ay ku soo bixiyeen inay Guushaan gaaraan.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta ayaa u mahadceliyay dhammaan howlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta iyo Guddigii sida gaarka ah uga shaqeeynayay Mudadii uu socday tartanka.

Ugu danbayntii Tartamayaasha Degmooyinka iyo qaar ka mid ah howlwadeenada ka shaqeeyay qabashada tartanka ayaa la guddoonsiiyay Abaal marino iyo Shahaadooyin.

Previous Post

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo dalbatay in degdeg loo joojiyo burburinta xarumaha isgaarsiinta Soomaaliyeed

Next Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka Indonesia+Sawirro

Next Post
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka Indonesia+Sawirro

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka Indonesia+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In