Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulsahda oo ka furmay degmada Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo Farshaxanka ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo loo qabtay afar koox.

Ujeeddada tartankan cayaaraha kubadda cagta oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ah sidii dib loogu soo nooleen lahaa cayaaraha Gobolka iyo Farshaxanka, ayadoo ay ku tartamayeen labo koxood oo kala ah Elman iyo Bada oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Cayaartaan kubbadda cagta ee ka dhacday magaaladda Jowhar ayaa waxaa ka qeyb galay masโ€™uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, ayadoo barbar dhac ay ku dhamaatay cayaartaasi oo lagu dhiiro gelinayay isdhexgalka bulshada iyo soo nooleynta Isboortiga iyo farshaxanka.

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada Jowhar Ismaaciil Cali Suubiye ka hadlay ahmiyadda tartankan cayaaraha ay u leeyihiin bulshada.

โ€œMaanta waa maalin farxad noo ah haddii aan nahay bahda isboortiga, waxaan si qaasa ah ugu mahadcelinayaah maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe, oo had iyo jeer u taagan sidii u dhiri geli lahaa,waxaan kaloo u mahad celinayaa Wasaaradda Warfaafinta oo nagu dhiiri gelisay qabashada tartankan Isboortiโ€ ayuu yiri Ismaaciil Cali.

Guddoomiyaha gobalka Shabeellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay barnaamijyadan wacyi gelinta oo ay wado Wasaaradda Warfaafinta.

โ€œWaxaan si weyn ugu amaanayaa barnaamijkani soo nooleeynta Isboortiga iyo farshaxanka, Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, sida ay ugarab taaganyihiin isboortiga, inaguna haddii aynunhay maamulka gobalka, mar walba waxaan diyaar u nahay in aan horumarino isbootiga madaama uu yahay is dhexgalka bulshadaโ€. Ayuu yiri Guddoomiye Cali Guudlaawe.

Ugu danbeyntii masโ€™uuliyiinta waxa ay guddoon siiyeen agab isboorti afar koox oo ay Wasaaradda Warfaafintu, ugu tala gashay kooxaha ka dhisan degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Previous Post

Tartamayaaasha Degmada Kismaayo oo caawa u soo gudbay Afaraad “Dhageyso”

Next Post

Arday ku tartameysay Akhriska Qurโ€™aanka Kariimka ah oo kulan afur ah loogu sameeyay Garoowe โ€œSAWIRRO

Next Post
Arday ku tartameysay Akhriska Qurโ€™aanka Kariimka ah oo kulan afur ah loogu sameeyay Garoowe โ€œSAWIRRO

Arday ku tartameysay Akhriska Qurโ€™aanka Kariimka ah oo kulan afur ah loogu sameeyay Garoowe โ€œSAWIRRO

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In