Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Wadajir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Wadajir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan isboorti oo lagu qabta degmada Wadajir ayaa lagu qabtay xarunta degmada ee Maamulkaasi, kaasi oo ay ka qeyb galeen xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir, dadweyne aad u fara badan iyo marti sharaf kale, kaasi oo koob iyo abaal marino kale lagu gudoonsiinayay kooxihii ka qeyb galay tartanka.

Sidoo kale xafladda waxaa ka qeyb galay bar baarta gaashaaman ee degmada Wadajir kuwaasi oo suugaan ku soo gudbinayay horumarka dhanka Isboorti ee degmada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Guddoomiyaha degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax ayaa munaasada ka sheegay in dadka reer Wadajir ay yihiin kuwa la shaqeeya maamulka degmada, isagoo dhinaca kale ugu baaqay shacabka in door muuqda ay ka qaatan nabad gelyada iyo ishaxgalka bulshada.

โ€œWaa in aan halkaan kasii wadnaa horumarinta nabad gelyada, la shaqeyanata heyโ€™adaha ammaanka, horumarinta Isboortiga waxbarashada iyo caafimaadka, waa in aad si wadajir ah isku kaashatan cidkasto oo horumarka degmada door ka qaata waan abaal marin doona sida maanta aan u abaal mari neyso dhalinyarada ku guuleysatay tartanka isdhaxgalka bulshadaโ€ayuu yiri Axmed Cabdulle Afrax.

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasada ee maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayaa ku bogaadiyay maamulka iyo bulshada degmada Wadajir in ay sida ay ugu wada shaqeeyan nabadda iyo bilicda degmada.

โ€œWaxaan aad ugu faraxsanahay sida ay isku abaabuleynย  shacabka degmada Wadajir, waxaa la idin ka doonaya in aad la shaqeysan maamulkiina iyo laamaha amniga si looga guuleyso cadowga doonaya in uu qal qal geliyo amniga degmada, sidoo kale waa in aad xoojisaan is dhaxagalka Bulshada ee Degmadaโ€ayuu yiri Guddoomiye ku-xigenka siyaasadda ee maamulka Gobolka Banaadir.

Kooxdii ku guuleystay tartankii isboorti ee degmada Wadajir iyo kuwii galay kaalimaha fiican la guddoonsiisay koob, bilado iyo lacag, taasi oo ahayd mid lagu dhiiri gelinayay dhaliyaradii ka qeyb qaadatay tartanka.

Dhinaca kale Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada ee maamulka gobalka Banaadir ayaa xariga ka jaray suuqa weyn Madiina ee degmada Wadajir oo dhawaan maamulka degmada ay dib u dayactir ku sameeyen.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Baarlamaanka oo ka doodaya hindise sharciyeedka Isgaarsiinta dalka

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo suโ€™aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo ka doodaya hindise sharciyeedka Isgaarsiinta dalka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In