Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabo gabeeyay dalka Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabo gabeeyay dalka Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad lagu soo xerayay tartan Qur’aan aqris ah isla markaana abaalmarino lagu gudoosiinayay ardaydii ku guulaysatay ayaa lagu qabtay magalaada Nairobi ee Dalka Kenya.

Munasabadani oo ay ka qeyb galeen qar ka mid ah Culimaa’udiinka Sooomaaliyeed ee dalkani Kenya ayaa waxaa lagu soo gaba gabaeeynayay Tartan Quraan aqris ah oo loo qabtay 41 arday oo ka kala socotay 13 dugsi quraan oo ku yaala xaafada South C ee magalada Nairobi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Tarkani gu weynaynayay quranka kariimka oo ay soo qaban qaabiyeen Dalada Dugsiyada Quraanka kariimka ee Kenya ayaa gudooomiyaha daladaasi Sheekh Cusman Maxamed Ismaciil  waxa uu ka warbixiyay tarkana Quraan aqriska isagoona ka codsaday umadda Soomaliyeed inay gacan siiyaan dalada Dugsiyada Quraanka ee dalka kenya.

“Mujtamada Soomaaliyeed iyo waalidiinta nala jooga waxan ka codsanaynaa inay garab siiyaan dalada macalimiinta madama aan si iskaa wax u qabso ah bulshada ugu shaqeynayo si aan u qabano tartamada lagu weynaynayo qu aanka waa inaad garab nagu sii saan”

Dr Sh Maxamed Sh Cusman hogaamiyaha Jaamacadda Raaf iyo Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ahaa Culima’udiinkii Munasabada ka hadlay ayaa waxa ay ugu baaqeen umadda Soomaaliyeed in caruurta la baro qu aanka iyo fasirkiisa isla markaana lagu dadaalo tarbiyada carruurta.

Sh.Maxamed Saciid “Quranka barako ayuu leeyahay asaga aan qabsano caruurtana aan barno waayo waa amaano loo baahan yahay inan si wanagsan u bar baarino sida looga fikiro iskuulka waa in loogu dadaalaa Qur aanka”

Sh. Shakuul “Macalimiinta waxad sameysan jadwal ilmaha lagu tarbiyeynayo oo lagu soo saarayo ubad wanaagsan oo beri umadda wax tari kara difaacna u noqon kara diinta Islaamka”

Gaba gabadii munaasabada ayaa waxaa halkaani abaalmarino lagu gudoonsiiyay 12 arday oo kaalmaha hore ka galay tartanka quran ariska e lagu qabtay xaafada South C ee magalada Nairobi.

 

 

Previous Post

Guddiga Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo soo saaray Waqtiga ay Dhaceyso Doorashada.

Next Post

Sawiro: Faahfaahin Ku saabsan Qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Next Post
Sawiro: Faahfaahin Ku saabsan Qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Sawiro: Faahfaahin Ku saabsan Qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In