Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

DAAWO SAWIRRADA: Tartanka kubadda cagta ee degmooyinka oo si hab-sami leh uga socda Banaadir Stadium

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Tartanka kubadda cagta ee degmooyinka oo si hab-sami leh uga socda Banaadir Stadium
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur stadium ee degmada C/casiis ayaa waxaa galabta cayaar wanaagsan dhexmartay cayaartooy degmooyinka Heliwaa iyo Shangaani ee gobolka Banaadir.

Garoonka banaadir oo galabta lagu cayaaray labo kulan ayaa kulanka hore waxa uu dhexmaray cayaartooyda degmooyinka Heliwaa iyo Shangaani, kuwaasi oo soo bandigay cayaar wanaag ay jecleysteen dhamaantii intii u soo daawasho tegtay, waxaana guud ahaan cayaarta ay ku soo idlaatay 2-3 oo ay guusha ku raacday cayaartooda degmada Shangaani.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Kulanka xiga ayaa waxa uu dhexmaray cayaartooyda degmooyinka Warta Nabadda iyo Shibis, kuwaasi oo iyana dhankooda la yimid kubad aad u wanaagsan, waxaana guud ahaan ay ku soo idlaatay 4-1 oo ay guusha ku raacday cayaartooyda ku cayaareysay magaca degmada Warta Nabadda.

Afarta koox ee maanta wada cayaaray ayaa ku wada jiray group-ka “B”, waxaana u soo daawasho tegay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, si ay u daawadaan tartanka kubadda cagta ee degmooyinka.

DSC09806 DSC09817 DSC09821 DSC09829 DSC09833 DSC09834 DSC09837 DSC09839 DSC09841 DSC09843 DSC09846 DSC09850 DSC09852 DSC09856 DSC09860 DSC09875 DSC09878 DSC09880 DSC09904 DSC09930 DSC09931 DSC09934 DSC09939 DSC09940 DSC09947 DSC09948 DSC09950 DSC09954 DSC09958 DSC09959 DSC09966 DSC09969 DSC09972 DSC09983 DSC09988 DSC09995

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi ka socda dowladda Masar oo gaaray Beledweyne “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In