Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si habsami leh u socda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si habsami leh u socda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada G. Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socda garoomada kubbadda Cagta ee Injineer Yariisow iyo Muqdisho Stadium, kaasi oo ay u soo daawasho tegaan dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.

Xulka Degmada Xamar Weyne ayaa 2-1 uga badiyay dhigooda deegaanka Garasbaaleey oo ay garoonka Muqdisho ku kulmeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Goolasha Xamar weyne waxaa u kala dhaliyay Cabdalla Maxamed Maxamuud iyo Anas Maxamuud Axmed.

Goolka Qura ee Garasbaaleey waxaa u dhaliyay Cabdirisaaq Cali Maxamed.

Dhanka kale Xulalka degmooyinka Shingaani iyo Warta Nabadda ayaa barbaro isla dhaafi waayay 0-0 kadib markii ay ku kulmeen garoonka Inj. Yariisow.

Kala sarreynta Group A:
1- Shingaani 2 kulan 4 dhibcood
2- Xamar Weyne 2 kulan 4 dbhibcood
3- Warta Nabadda 2 kulan 2 dhibcood
4- Garasbaaleey 2 kulan 1 dhibic
5- Gobadleey 2 kulan 1 dhibic

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay miisaaniyadda Galmudug 2022

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In