Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka socda garoonka Wiish “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka socda garoonka Wiish “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banadir 2021 oo si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis ayaa waxaa galabta cayaar adag dhex martay cayaartooyda Degmooyinka Shibis iyo Boondheere oo ku wada jira Group C, waxaana xidigaha Xulka Shibis ay 44-24 uga badiyeen dhigooda Degmada Boondheere oo ay ku kulmeen kulanikii 36-aad ee tartanka.

Laacibka Kulanka ayaa waxaa loo aqonsaday ciyaaryahananka No-8 ee degmada Shibis C/raxiin Xuseen Maxamuud.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale cayaartooyda Deegaanka Gubadleey ayaa 15-14 uga badiyay Degamda Xamar Jajab oo ay ku kulmeen kulankii 36-aad ee tgaranka.

Laacibka Kulanka ayaa waxaa loo aqonsaday Ciyaaryahananka No-7 ee Deegaanka Gubadleey Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.

Kala Sarreynta Group C oo lasoo gabagabeeyay

1-Shibis 4 kulan 12 dhibcood
2- Dharkenley 4 kulan 9 dhibcood
3-Gubadleey 4 kulan 6 dbibcood
4- Xamar Jajab 4 kulan 3 dhibcood
5- Boondheere 4 kulan Eber.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo ku aadan dhalashada Nabigeenna Muxammed (NNKH) u diray shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Argagixisada Al-Shabaab oo dad rayid ah ku xasuuqay tuulo hoostagta Balcad

Next Post
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Argagixisada Al-Shabaab oo dad rayid ah ku xasuuqay tuulo hoostagta Balcad

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In