Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si hamsami leh u socda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si hamsami leh u socda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaartooyda Degmada Shangaani ayaa 21-20  uga badiuay dhigooda Degmada Waaberi, kulan ka tirsan tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir ee 2021, kuwaasi oo ku wada jira Group A.

Laacibka ciyaarta ayaa waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahanka No-6 ee degmada Waaberi  Qadar Maxmaed Axmed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Group B:

Cayaartooyda Degmada Howlawdaag oo kulan aad u xiisa badan galabta ku dhexmartay garoonka Wiish degmada C/Casiis ee Gobolka banaadir dhigooda Xamar weyne kaga adkaaday 30-11 oo ay guusha ku raacday xidigaha matalayay xulka Degmada Howlwadaag.

Laacibka  Ciyaarta ayaa waxaa loo aqoonsaday Ciyaaryahanka No-2 ee degmada Howlwadaag  Ismaaciil Cabdiraxmaan Ibraahin.

Dhanka kale Xidigaha Degmada Cabdicasiis ayaa 45-17 uga badiyay dhigooda Deegaanka Garasbaaleey, waxaana laacibka  Ciyaarta loo aqoonsaday Ciyaaryahanka No-13 ee degmada  Cabdicasiis Idiris Maxamed Bilaal.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay xafiiska Waaxda Dhisma-Wadaaga “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Haweenka oo ka qeyb gashay kulan looga hadlayay siyaasadda Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Haweenka oo ka qeyb gashay kulan looga hadlayay siyaasadda Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Wasiirka Haweenka oo ka qeyb gashay kulan looga hadlayay siyaasadda Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In