Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanka Qur’aan Akrinta ee Bisha Ramadaan ee Maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Tartanka Qur’aan Akrinta ee Bisha Ramadaan ee Maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay ku tartami doonaan Arday ka kala socota Dowlad Goboleedyada Dalka, ayaa maanta laga daah furay Magaalada Muqdisho.

Tartankaa oo ay Sanadkasto qabato Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Waxaa sanadkaan ku cusub maamulka Khaatumo,Oo dhawaan kusoo biiray Saaxadda maamulada dalka ka jiro.

Related posts

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026

Sharuudaha ugu waaweyn ee tartanka ayaa ah.

● Inow san ka weyneyn Tartanaha da’ada 18sanno.

● Inow soo noqon Macalin Duqsi.

● Inowna hore ugu qeyb galin tartaka heer Qaran ah.

Waxaa ka qeybgalaayo ilaa iyo Shan maamul Gobaleed oo kala ah:

1″ Gobalka Banaadir

2″ Koonfur Galbeed

3″ Khaatumo State

4″ Hirshabeelle

5″ Jubbaland

Tartankan oo sanadwalba Bisha Ramadaan ay qabto Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, oo furmay maanta oo ay Bisha Ramadaan ay ku beegantahay 11/ 1445 Hijra.

Previous Post

Kulanka Golaha Wasiirrada oo lagu lafaguray amniga dalka

Next Post

Agaasime Cayduruus Macallin oo furay shirka Ansixinta Wajiga 2aad ee Asteynta Awoodaha Dowladda 

Next Post
Agaasime Cayduruus Macallin oo furay shirka Ansixinta Wajiga 2aad ee Asteynta Awoodaha Dowladda 

Agaasime Cayduruus Macallin oo furay shirka Ansixinta Wajiga 2aad ee Asteynta Awoodaha Dowladda 

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In