Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadka uu soo ritay Covid-19 dalka oo dhaaftay labo kun oo kiis

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka uu soo ritay Covid-19 dalka oo dhaaftay labo kun oo kiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diwaan galiyay 66 kiisoo ah cudurka safmarka ah ee Covud-19.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in Gobolka Banaadir laga helay 33,deegaanada Soomaaliland 26, deegaanada Punland 7 .

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

42 labo rag,halka 24 ay yihiin haweenka sidoo kale waxaa ka bogsooday 19 qof markii lala tacaalay.

Wasaaradda Caafimadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay in tirada guud ee cudurka safmarka ah ee Karoona dalka oo dhan ay gaartay 2’089 waxaana ka bogsooday 380 ruux halka ay u geeriyoodeen 79.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa markale bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay qaataan fariimaha wacyigalinta ka hortaga cudurka safmarka ah ee Covid-19,si looga wadashaqeeyo xakameynta iyo dabar goynta qatarta cudurkaan Karoona Feyruska.

Tags: Tirada dadlka uu soo ritay Covid-19 dalka oo dhaaftay labo kun oo kiis
Previous Post

IOM oo agab loogu hortago Covid-19 ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka+sawirro

Next Post

Xal laga gaaray qilaafkii Madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa

Next Post
Xal laga gaaray qilaafkii Madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa

Xal laga gaaray qilaafkii Madaxweyne Deni iyo ku xigeenkiisa

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In