In ka badan 24000 oo kiis oo horleh ayaa laga diwaangaliyay 24kii
saac ee la soo dhaafay taasi oo ka sareeysa heerka cudurka covid
ee dalka ruushka .
Dalka hindiya ayaa kaalinta sadexaad ka galay kiisaska la
xaqiijiyay ee cudurka covid 19 ee Adduunka oo ah 697,413. dhimasho
Wadanku wuxuu hadda leeyahay tirada saddexaad ee ugu badan ee kiisaska
la xaqiijiyey ee adduunka Waxaa jiray 19,693 dhimasho.
Sidoo kiisas kale oo tira yar ayaa laga soo sheegayaa gobolada
Dhaca koonfurta dalkaasi telengana tamil nadu karnataka ayaa ka
mid meelaha laga diwaangaliyay kiisaska covid 19
hase ahaatee dowladda Hindiya ayaa waxay dib u furtay xarumihii dukaamaysiga, meelaha cibaadada iyo xafiisyadii bil ka hor.