Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Todobaadka wacyi gelinta Waxbarashada oo lagu soo gabo gabeeyay Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Todobaadka wacyi gelinta Waxbarashada oo lagu soo gabo gabeeyay Koonfur Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda Soomaalida ee wax ka barata Jaamacadaha ku yaala magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ayaaa soo gaba gabeeyay barnaamij wacyi gelinta waxbarashada oo ay ka wadeen magaalada Cape Town iyo xaafadaha Soomaalida saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay.

Kulanka xeritaanka ayaa waxaa kasoo qeb galay safiirka Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika Mudane Jamaal Maxamed Barrow, Qunuslka Saafaarada Soomaaliya Maxamed Cali Mire iyo Xoghayaha Saddexaad ee Safaaradda Ismaaciil Soomaane waxaa sido kale kasoo qeybgalay waxgarad aqoon yahano iyo waliba qaar ka mid ah dhalinyarada soomaalida.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Ardayda ayaa goobtaasi waxaa ay kusoo bandhigeen waxqabadkii ururkooda dhibaatooyinka dhinaca waxbarashada baahida ay dhalinyarada soomaaliyeed ee dhanka waxbarashada  tirada dhalinyarada soomaalida ee ka faa’iideystay barnaamijkaan wacyi galinta mudadii ay soo wadeen.

Gudoomiyaha Ururka ardayda Soomaalida ee Dalka Koofur Afrika Cabdirisaaq Mursal Faarax ayaa ka hadlaya muhimada kulanka.

“Barnaamijkaan aan maanta halkaan u joogno waxaa uu ahaa mid sanadkii ba aan mar qabano isbuucaan waxaa noo socday barnaamij la dhaho todobaadka wacyi galinta waxbarashada Maanta waxaa ay aheyd gaba gabada waxaan isugu yeernay inta daneyneysay waxbarashada si aan talooyin u siino ardayda”

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika Mudane Jamaal Maxamed Barrow oo soo xeray Barnaamijkaan wacyi gelinta ah oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaaafay wadeen ardayda Soomaalida ee dalkaasi koofur Afrika ayaa ku dhiiri geliyay in ay waxbartaan si ay qeyb uga noqdaan mustaqbalka iyo aayaha dalka Soomaaliya.

“Waxaan hubaa hadii intiina maskaxda aad ku dartaan in wadankaan aad isbadal ku keentaan in aad sameysn kartaan waxa lagu cayaarayo waa waqtigiina waqtigaan lumaya idinkaa xaq u lahaa ku dadaaala waxbarashada idinkoo ganacsanaya ayaad wax baran kartaan”

Marka loo eego tirada Soomaalida ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa waxaa aad u yar ardayda waxka barata Jaamacadaha ku yaala dalka Koofur Afrika wallow sanadahii dambe dadaalo badan oo ay wadeen ururka ardayda waxaa la dareemaya isbadalo kala duwan oo dhankaasi ku saabsan.

IMG_0256 IMG_0264 IMG_0267 IMG_0273 IMG_0274 IMG_0276 IMG_0277 IMG_0279 IMG_0281 IMG_0282 IMG_0285 IMG_0289 IMG_0290 IMG_0293 IMG_0294 IMG_0300 IMG_0302 IMG_0308 IMG_0310 IMG_0312 IMG_0315 IMG_0319 IMG_0339 IMG_0346

Cabdullaahi Maxamuud Amiin “Cabdullaahi Qorshe”

Cape Town South africa

Previous Post

Soomaalida xaafadda Islii oo loogu baaqay inay nabadda ka shaqeeyaan “Sawirro”

Next Post

Imaaraadka oo Soomaaliya ka caawineyso bixinta mushaarka ciidanka Xoogga dalka

Next Post
Xuska 55 guurada ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka

Imaaraadka oo Soomaaliya ka caawineyso bixinta mushaarka ciidanka Xoogga dalka

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In