Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada Dhaqaale ee dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.
Shirkan ayaa waxxaa ka qeyb galaya Shirkadaha Ganacsiga Caalamiga ah, kuwa Maxaliga ah iyo Dowladda Soomaaliya.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/487499128409752/