Xarunta dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda Munaasabada Furitaanka Kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Golaha shacabka, isagoona si rasmi ah u furi doono kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/836352490043505/