Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Barnaamijyada, Wararka
0
Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Turkiga ayaa u dirtay shacabka iyo Dawladda Ingiriiska dufcadii labaad oo gargaar caafimaad ah, si ay ugu adeegsadaan la dagaallanka cudurka khatarta ku noqday adduunka ee Corona.

Arrintan ayaa waxaa si toos ah u amray Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, wuxuuna sheegay in ay muhiim tahay sidii Dawladaxirmo labaad oo sahay caafimaad ah ayaa maanta loo diray Ingiriiska, si loogu isticmaalo la-dagaal iyo Bulshooyinka caalamku ay isugu gurman lahaayeen marka ay dhibaatooyin waaweyn soo kordhaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sidoo kale maalinimadii Jimcihii, Dawladda Turkigu waxay diyaarad siday gargaar caafimaad u dirtay Ingiriiska, si ay u garab istaagto England ugana  caawiso wax ka qabashada cudurka Corona, dhamaan ddiyaaradahan siday sahayda kala duwan ee caafimaadka ayaa ka degay caasimada London.

Maalmihii lasoo dhaafay Dawladda Turkigu waxay gargaar caafimaad oo baaxad weyn u dirtay wadamo kale oo ay kamid yihiin Talyaaniga, Spain, Waqooyiga Makedonia, Montenegro, Serbia, Bosnia, Herzegovina, Kosovo iyo dalal kale.

Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ingiriiska ilaa hadda inta la ogyahay waxaa cudurka Corona Virus laga helay gudaha waddanka England dad gaaraya 78,991 oo la xaqiijiyay inay qabaan, sidoo kale waxaa u dhintay cuduekaan 9,875 dhimasho.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in tirada dadka uu ku dhacay cudurka Corona adduunka oo dhan ay ka badan yihiin 1 milyan iyo 792 kun, kuwaas oo 110,000 ka mid ahi ay dhinteen, halka in kabadan 410 kun ay kasoo kabsadeen ama caafimaadeen.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Tags: Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Dalka Ingiriiska.
Previous Post

Dowladda Spain oo shaacisay tirada guud ee COVID-19 ugu geeriyootay Dalkaasi

Next Post

Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.

Next Post
Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.

Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In