Halkan si toos ah uga daawo doorashada saddex kursi oo ka banaan Golaha shacabka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa doorashada kuraasta ka dhiman Golaha Shacabka oo iminka si toos ah uga ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa doorashada kuraasta ka dhiman Golaha Shacabka oo iminka si toos ah uga ...
Munaasabadaan xariga looga jarayay Ceelbiyoodkaan laga hirgaliyay Deegaanka Ceeldibir ee Bariga Gobalka Mudug ayna mashruuciisa bixisay Haayadda IRC oo ka ...
Xaalada deegaannadii ay la wareegeen Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta degan iyadoo howlgallada lagu baacsanayo ...
Xarunta dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda Munaasabada Furitaanka Kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha ...
https://www.youtube.com/watch?v=yxYWXVgBeaM HALKAAN KA DAAWO SAWIRO
Qaban-qaabada aaska Qaran ee Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka socoto magaalada Muqdisho ...
Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug oo ka jawaabaya Baahiyo Wabarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka tabisay dhamaan Deegaanada ...
Saldhigaan Booliis ee laga hirgaliyay Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa mihiimad weyn ugu fadhiya Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaana Dhistay ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo Ciidanka Asluubta maanta ugu dabaal-dagayaan sanad-guuradooda 49-aad oo ka soo wareegatay ...
Munaasabadaan lagu soo bandhigaayay Buugga ay qortay Qoraa Najmo Maxamuud Sh Cumar "Qaran Bila" ayaa xalay waxaa lagu qabtay Hotel ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho