DAAWO: Isu soo bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho
Banaanbax lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) isla markaana looga soo horjeeday Aflagaadadii loo geystay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. ...