Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho
Waxaa maanta dhaqan galay bandow ay Dowladda ku soorogtay gadiidka dadweynaha sida gawaarida dadweynaha ee Caasiga iyo booto Bajaajka waxaa ...
Waxaa maanta dhaqan galay bandow ay Dowladda ku soorogtay gadiidka dadweynaha sida gawaarida dadweynaha ee Caasiga iyo booto Bajaajka waxaa ...
Xeebta Liido ee degamada Casiis waxaa isugu yimaada bulshada Gobolka Banaadir waana goobta ugu dalxiiska qurxoon ee ku taalla Caasimada ...
Ra'iisul Wasaare Khayre "Waxaa illaa amar dambe xirnaan doona, Duullimaadyada dibadda iyo gudaha, waxaa illaa amar dambe sii xirnaan doona ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa goobo loo dalxiis tego oo ku yaalla degmada Luuq ee Gobalka Gedo, ...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo gobolka Shabellada hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaq cadawga looga xoreynayo degaannada ay kaga suganyihiin gobolkaas. Deegaanka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinayaa Muuqaal kooban oo uu Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya uga hadlayo shirarkii ugu ...
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, mudane Saalax Fuleel Xaaji oo wareysi gaar ah siiyay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho