Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UK oo Yaraynaysa Kaalmada Dhaqaale oo ay siiso qaar kamid ah Dalalka Bariga Dhexe iyo Afrika.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
UK oo Yaraynaysa Kaalmada Dhaqaale oo ay siiso qaar kamid ah Dalalka Bariga Dhexe iyo Afrika.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbixinada kasoo baxaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in la helay Email ama fariin qarsoodi ahayd oo ka baxday dawladda Ingiriiska, taasi oo aan loogu tala gelin in la shaaciyo balse si sir ah ku gaartay warbaahinta caalamka.

Xogtan ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Ingiriisku ay qorshaysay inay yareyso kaalmada ay siiso qaar kamid ah dalalka bariga dhexe oo ay ku jiraan Suuriya iyo Labnaan, waxayna tilmaantay in %67 la dhimayo kaalmada ingiriisku siiyo Suuriya, halka %88 la yaraynayo dalka Lubnaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Warbixinta ayaa lagu sheegay in kaalmada la siiyo qaar kamid ah dalalka qaaradda Africa oo ay ku jiraan hoos loo dhigayo kaalmada Ingiriisku garsiiyo, iyadoo la tilmaamay in liiska dalalkaas ay kasoo muuqdeen Nigeria, Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo Kongo.

Kaalmadii Ingiriisku siin jiray Nageria ayaa warbixintu sheegtay in laga yaabo inay hoos u dhacdo %58, halka hoos loo dhigayo Soomaaliya %60, Koonfurta Suudaan ayaa la yarayn doonaa %59, iyadoo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo la dhimi doono %60, halka %63 uu Ingiriisku dhimayo kaalmada uu siiyo Liibiya.

Dukumiintiga iyo email-kan sida qarsoodiga ah lo helay ayaa ku taariikheysan bishii hore, iyadoo markii ugu horreysay ay daabacday shabakadda caalamiga ah Open Democracy kadibna ay si toos ah usoo bandhigtay, ayna sii gudbiyeen warbaahinada kale ee caalamka.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dawladda Ingiriiska ayaa arrintan faallo ka bixisay waxayna sheegtay in aan waali wax go’aanno ah laga qaadin arrintaas, balse ay jiraan qorshayaal ladoonayo in lagu xakameeyo cudurka Corona Virus, sidoo kale Wasaaraddu waxay ku adkeystay in Britain ay sii ahaan doonto deeq bixiyaha muhiimka ah ee gargaarka adduunka.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

News Room:- Warbaahinta Qaranka

Tags: UK oo Yaraynaysa Kaalmada Dhaqaale oo ay siiso qaar kamid ah Dalalka Bariga Dhexe iyo Afrika.
Previous Post

Qaramada Midoobay oo cambaareeysay qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Next Post

Wakiilka Mareykanka ee Afgaanistaan oo soo jeediyay in la qabto shir kulmiya hogaamiyaasha Afgaanistaan si loo dhiso dowlad kumeel gaar ah

Next Post
Wakiilka Mareykanka ee Afgaanistaan oo soo jeediyay in la qabto shir kulmiya hogaamiyaasha Afgaanistaan si loo dhiso dowlad kumeel gaar ah

Wakiilka Mareykanka ee Afgaanistaan oo soo jeediyay in la qabto shir kulmiya hogaamiyaasha Afgaanistaan si loo dhiso dowlad kumeel gaar ah

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In