Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Urur Goboleedka IGAD oo xoojinaya taageerada ay siineyaan ciidamada dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Urur Goboleedka IGAD  ayaa sheegay in ay sii balaaran doonaan dadaalkooda ku aadan gacan siinta ciidanka Dolwladda si meesha looga saaro kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab kuwaas oo Gobolka oo dhan ku haya qatar dhanka amniga.

Danjire Maxamed Cabdi Afeey Wakiilka Urur Goboleedka IGAD oo ka hadlayay howlgallada ka dhanka ah ee kooxaha Al-Shabaab ee ay si wada jirka ah dalka uga wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM,

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Nimanka argagixisada ah dhibaatada Soomaaliya oo kaliya kuma hayaan, gobolka xitaa dhibaato ayay ka wadaan, anagu waxaa naga go’an in aan taageerno ciidamada dowladda, oo har iyo habeen u taagan in ay kooxahaasi argagixisada ah ay ka sifeeyaan guud ahaan goobaha ay kaga dhuumaaleysanayaan gudaha dalka, lama wiiqi karo haddii aan la helin ciidan Soomaaliyeed oo tayaysan”ayuu yiri Danjire Maxamed Cabdi Afeey.

Danjiraha ayaa xusay in dowladaha saaxiibka ah la ah Soomaaliya ay ka caawin karaan oo kaliya xagga tababarada ciidanka balse aysan ku guuleysan karin inay wax ka qabtaan dhibaatada argagixisadu, waxaana uu intaa ku daray in ahmiyadda koowaad la siiyo dib u dhiska ciidanka Soomaaliya oo ku guuleysan kara in ay dalka oo dhan ay ka xoreeyaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Amniga magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

Next Post
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan

Amniga magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In