Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Haweenka Qaranka oo kulan isdhexgalka bulshada la qaatay haweenka Shibis

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Warbixin:-Bil kadib Qaraxii Zoope, Maxay Bulshadu ka baratay ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ujeedkeeduna ahaa wacyigelinta bulshada iyo isdhexgalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Ururka Haweenka Qaranka ayaa munaasabadda ku soo bandhigay Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, Ruwaayado iyo heeso ka turjumayo ahmiyadda ay bulshada u leedahay Nabadda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Safiyo Maxamed Cali oo ah Guddoomiyaha Ururka haweenka Degmada Shibis ayaa waxaa ay uga mahadcelisay ururka haweenka Qaranka dadaallada wacyigalineed ee ay wadaan, waxa ayna sheegtay in haweenka Degmada Shibis iyo kuwa degmooyinka kale ay diyaar u yihiin  ka shaqeynta isdhexgalka bulshada.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa ka warbixisay wacyigalinta ay mudooyinkaan wadeen Ururka haweenka, iyadoo sheegtay in waajibaad gaar ah uu ka saaranyahay wacyigelinta bulshada maadaama haweenku ay yihiin kuwa xog ogaal ah ahna lafdhabarka bulshada.

Previous Post

H.E President Farmaajo Signs The Revenue Management Bill Into Law

Next Post

Dowladda Finland oo Soomaaliya ugu deeqday $ 8.9 milyan oo loogu talagalay horumarinta iyo dib u dhiska dalka

Next Post
Dowladda Finland oo Soomaaliya ugu deeqday $ 8.9 milyan oo loogu talagalay horumarinta iyo dib u dhiska dalka

Dowladda Finland oo Soomaaliya ugu deeqday $ 8.9 milyan oo loogu talagalay horumarinta iyo dib u dhiska dalka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In