Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Marwo oo deeq lacageed gaarsiiyay haween xanuunsan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ururka Marwo oo deeq lacageed gaarsiiyay haween xanuunsan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Uruurka  Marwo oo ah urur ka shaqeeya daryeelka carruurta iyo haweenka ayaa maanta  kalmo lacageed gaarsiiyay haween  xanuunsan oo   ku  jiro mid  ka mid ah isbitaalada  magaalada Muqdisho.

Gabdhaha ku midoobay Ururka Marwo oo ah urur  ka shaqeeya arrimaha samafalka iyo daryeelka Hooyada iyo carruurta ayaa maanta iyaga  oo xil iska saaraya walaalahooda dhibataysan deeq lacageed gaarsiiyay dhibaneyaal ay ka mid yihiin  Maryan Xasan Xiireey oo muddo la xanuunsanaysay dhibaato ka soo gaartay rasaas uga dhacday labada lugood, taas oo sababtay in Maryan aanay awoodin in labadeeda lugood ku socoto iyo dhibane Madiino Abuukar Sheekh oo iyana la xanuun sanaysa dhibaato uu kuhayo cudurka In-fection-ka kaas oo sababay in Madiino muuqaalka jirkeeda uu isbadalo cudaurkaasnay ay ku weyso xubin ka mid ah jirkeeda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Qaar ka mid ah dhibanayaasha maanta kaalmada lacageed la gaarsiiyay oo ay ka mid ahayd Maryan Xasan Xiireey iyo labo kale ayaa ka hadlay xaaladooda caafimaad, iyagoo codsaday in deeq caafimaad oo dibadda ah loo qaado, maadaama aan dalka wax looga qaban Karin.

Mid ka mid ah  Dhaqaatiirta qaliinka qaabilsan ee isbitaalka ayaa sheegay in Maryan aan dalka wax looga qaban Karin, ayna u baahantahay kaalmo caafimaad oo dibadda ah.

“Wax ka maqan seedo muhiim ah hada dhaqtar arrimaahasi qaabilsan nooma joogo laakiin wax ayaan ka qabaneyna xaaladda heysata gabadhani ay no keeneen ururka Marwo”

Guddoomiyaha Ururka Marwo Nashaad Bashiir Axmed ayaa sheegtay in gabdhaha ku midoobay Ururka Marwo ay dadaal badan kaddib u suurto gashay in maanta lakeeno dhibane Maryan Xasan Xiireey Isbitaalka DEVA, ayna lacago guddoonsiiyeen Maryan iyo bukaano kale, iyadoo intaa ku dartay in ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii haweenka dhiban waxloogu qaban lahaa.

Ururka Marwo oo ah urur ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa ka mid ah ururrada u dhaqdhaqaaqa daryeelka carruurta iyo haweenka, waxaana ay maanta ku guuleysteen in Isbitaalka DEVA ay geeyaan Maryan Xasan Xiireey oo muddo la xanuunsanaysay dhibaato ka soo gaartay rasaas uga dhacday labada lugood.

IMG_1537 IMG_1538 IMG_1541 IMG_1546 IMG_1558 IMG_1561 IMG_1563 IMG_1567 IMG_1573 IMG_1576 IMG_1579 IMG_1581 IMG_1595 IMG_1597 IMG_1600 IMG_1603 IMG_1608 vlcsnap-2015-08-18-16h23m40s7 vlcsnap-2015-08-18-16h23m51s121 vlcsnap-2015-08-18-16h24m02s238 vlcsnap-2015-08-18-16h24m35s44 vlcsnap-2015-08-18-16h24m45s155 vlcsnap-2015-08-18-16h25m18s226 vlcsnap-2015-08-18-16h26m18s50 vlcsnap-2015-08-18-16h26m57s194 vlcsnap-2015-08-18-16h27m13s83

 

 

Previous Post

Cabdiweli Gaas oo Gaalkacyo kula kulmay odoyaal dhaqameed “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Dugsiga Banadir Zone oo ka hadlay arrimaha waxbarashada “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Dugsiga Banadir Zone oo ka hadlay arrimaha waxbarashada “SAWIRRO”

Maamulka Dugsiga Banadir Zone oo ka hadlay arrimaha waxbarashada "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In