Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo codsaday in kaalmo deg-deg ah lasoo gaarsiiyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ururka naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo codsaday in kaalmo deg-deg ah lasoo gaarsiiyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaani  oo ay maanta isugu yimaadeen naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay kaga hadleen baahiyaha guud ee haysta ururka naafada, iyagoo sheegay muddooyinkii dambe oo ay la soo gud boonaadeen daruufo dhaqaale xumo iyo daryeel ay u baahnaayeen oo ayna helin, madaama bulshada qayb ka yihiin ayna u baahanyihiin Waxbarasho iyo daryeel caafimaad.

Waxay baaq u direen  Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle in ay si deg deg ah ugu soo gurmadaan .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Afhayeenka naafada gobalka Shabeelaha Dhexe Maxamuud Axmed Raage Qaareey oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay heysato xaalad beni’aadannimo, ayna codsanayaan in il gaara lagu eeggo.

Ugu danbeeyntii waxaa kulanka  naafada gobalka Shabeelaha Dhexe ka hadlay Guddoomiyaha ururka naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Isaaq Xaydar Caqiil ayaa ka codsaday wasaaradda gargaarka Xukumadda Federaalka Soomaaliya in ay il naxariisleh ku soo,eegto xaaladda ay ku suganyihiin.

Previous Post

Maamulayaasha Caafimaadka Dagmooyinka Gobalka Banaadir oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Itoobiya oo ka hadashay weerar lagu laayay askar reer Sudan ah kaas oo ka dhacay xadka kala qeybiya Sudan iyo Itoobiya

Next Post
Itoobiya oo ka hadashay weerar lagu laayay askar reer Sudan ah kaas oo ka dhacay xadka kala qeybiya Sudan iyo Itoobiya

Itoobiya oo ka hadashay weerar lagu laayay askar reer Sudan ah kaas oo ka dhacay xadka kala qeybiya Sudan iyo Itoobiya

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In