Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo ay soo agaasimeen Hey’adda Jilaayasha aan dowliga aheyn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya SOSCENSA ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada ku nool magaalada Muqdisho, waxaana ujeedka kulanka uu ahaa sidii shacabka  Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan lahaayen Hiigsiga cusub ee dalka.

Intii uu kulankaasi socday ayaa waxaa looga dooday aragtida ay bulshada Soomaaliyed ka qabto hiigsiga cusub ee dalka, sidii dadka ay isaga kaashan lahaayen horumarka iyo dib u dhiska dalka.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddoomiyaha Hey’ada Jilaayasha aan dowliga laheyn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya SOSCENSA Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka ay isku weydaarsadeen talooyin ku saabsan sida looga faa’iideysan karo hiigsiga cusub.

“Hiigsiga cusub ayaan ka hadalnay oo ku saabsan sida ay bulshada uga faa’iido karto, waa barnaamij aad u wanaagsan, waxaan rabnaa in ururrada bulshada laga siiyo talooyinka uga aadan, isla markaana dowladda iyo Maamul goboleedyada dalka ay isku raacaan sidii qorshe wada jir ah ugu gudbin lahaayeen beesha caalamka” ayuu yiri Cabdullaahi Maxamed Shirwac.

Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa gudaha dalka iyo dibadiisa waxaa ka socday shirar iyo kulamo looga hadlayo sidii bulshada Soomaaliyed ay uga qeyb qaadan lahaayen hiigsiga cusub dalka.

IMG_4393 IMG_4395

Previous Post

C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya "SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In