Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururrada Haweenka oo ka shiray xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa iyo horumarka dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa looga hadlay qorshaha istaraatiijiyadda ay ku shqaaqeyn doonan shanta sano ee soo socoto Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed iyo Ururrada Haweenka ee dowladda goboleedyada Dalka  ayaa  maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladda Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Ururrada Haweenka dowladda goboleedyada  iyo  xubno ka tiran Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed Batuulo Sheikh  Axmed Gaballe  ayaa sheegtay in haweenku ay isku raaceen xoojinta iyo wada shaqeyta dhexdooda ah iyo sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen horumarka dalka.

Dajinta qorshaha Istaraatiijiyadda shaqo ee shanta sano ee soocoto ay ku shaqeyn doonan Ururka Haweenka Qaranka iyo Ururrada Haweenka dowlada goboleedyada ayaa muhiim u ah wada shaqynta ka dhaxayso iyo howlaha adag ee horyaala Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed.

Previous Post

Senator Cabdi Qeybdiid iyo mas’uuliyiin la socotay oo ku guuleystay daminta colaad ka bilaabatay deegaan hoostaga Gaalkacyo

Next Post

Bulshada degmada Xudur oo ka cabanaya saameynta xagga nolosha ah uu ku yeeshay cudurka COVID-19 “SAWIRO”

Next Post
Bulshada degmada Xudur oo ka cabanaya saameynta xagga nolosha ah uu ku yeeshay cudurka COVID-19 “SAWIRO”

Bulshada degmada Xudur oo ka cabanaya saameynta xagga nolosha ah uu ku yeeshay cudurka COVID-19 “SAWIRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In