Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waalidiin codsaday in xoriyadooda ay dib u helaaan dhalinyaro ku dhibaateysan xabsi ku yaala India

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxaad  ka taqaanaa Magefe?  waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinayaradan oo tiradooda gaarayso 120 ayaa waxaa ay ku jiraan Xabsi ku yaala Wadanka Hindiya oo lagu eedeeyay fal burcad badeednimo ah, kuwaasi oo laga qabtay xeebaha dalka ayaa qaarka mid ah ehelada dhalinyaradan ay dowladda ka codsadeen in xabsiga la sii daayo.

Mid ka mid ah ehelada dadkooda ay ku xiranyihiin Wadankaasi ayaa tilmaamay in wiilasha loo heysto falal burcad badeed ah, waxaana uu intaa ku daray inay ku suganyihiin xaalado adag oo xagga nolosha ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

“Wiilka muddo labo sano ah ayaan weynay, markii dambe ayaa ogaanay in isaga iyo 28 kale oo dhalinyaro ah lala qabtay xilli ay ku sugnaayeen xeebaha Soomaaliya, mana ku ogeyn in wiilkeena uu burcad badeedda ku jiray” ayuu yiri wiilka lahadlay Radio Muqdisho.

Dhallinayaradaa waxaa hada ku haysta gudaha   xabsiga dhibaatooyin kala duwan ayadoo gudaha xabsiga ay ku xanuunsanayaan inta la ogyahay afar, waxaana uu dowladda ka codsaday inay gacan ka geysato sidii loo sii deyn lahaa.

Mid ka mid ah ehelada oo hadalkiisa sii wata “Nolol adag ayay ku jiraan, marka waxaan dowladda ka codsaneynaa in xabsiga laga sii daayo, mid ka mid ah wiilasha ayaa xabsiga ku dhintay, markii u asiibay cudurka malaariyada, hadana waxa cudurka duumada qaba labo wiil kale oo ku xanuunsan xabsiga ku yaalla dalka India”

Dhallinyaradaan ayaa la soo taagay Maxkamad ku taala Wadanka India, waxaana wararka ay sheegayaan in markii ay waayeen qareen udooda   xabsiga lagu celiyay.

Dawladda Soomaaliya ayaa looga fadhiyaa inay ka jawaabto dhibaatooyinka dhallinyaradaasi ku haysata xabsiyada wadanka Hindiya

Previous Post

Wasiirka xanaanada xoolaha oo la kulmay dhiggiisa dalka Imaaraadka Carabta+Sawirro

Next Post

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Dhexe

Next Post
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Dhexe

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Dhexe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In