Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waalidiin dhalay carruur ku dhimatay barkad biyo lacaga cabo oo codsaday in la caawiyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waalidiin dhalay carruur ku dhimatay Tuulo lagu magacaabo Jiira Madoow oo qiyaastii 18KM dhinaca Koofur Galbeed ka xigta Demaga Caabduwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa codsaday in kaalmo beni’aaddanimo lala soo gaaro, kadib markii afar carruur ah ay ku dhinteen Barkad ay biyo ka buuxaan oo dadka iyo duunyada ay biyaha ka cabaan.

Jaamac Shire Geele Bulxan oo dhalay mid ka mid ah afarta carruurta ah ee ku dhintay barkadda oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in barkadda ay ahayd mid ay biyo ka buuxaan, isla markaana carruurta biyaha ku dhimatay ay ugu weyneyd gabar 12 jir ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Aniga gabar 12 jir ayaa iiga dhimatay baraagta, 3-da kale waa ay ka yaraayeen gabadheyda, runtii waa Qaddar Alle, baraagtu afar mitir ayay hoos u qodantahay, mana jirin albaab oo dadka iyo dugaagta ka celiya baraagta, waxayna ahayd mid buuxdo” ayuu yiri Jaamac oo ah aabaha dhalay mid ka mid ha afarta carruurta ah ee barkadda ku dhimatay.

Jaamac Shire Geele Bulxan waxa uu tilmaamay in aabaha dhalay saddexda kale uu miir daboolmay markii uu arkay carruurtiisa oo biyaha ku dhintay, waxaana uu intaa ku daray in haatan uu heysto labo carruur ah oo kaliya.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanno kormeer howleed ku tegay Sool iyo Sanaag “Dhageyso”

Next Post
Xildhibaanno kormeer howleed ku tegay Sool iyo Sanaag “Dhageyso”

Xildhibaanno kormeer howleed ku tegay Sool iyo Sanaag “Dhageyso”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In