Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga Shabeelle oo saameeyay qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Jowhar+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wabiga Shabeelle oo saameeyay qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Jowhar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qiimaha lagu kala iibsado qudaarta  nuucyadeeda kal duwan ee suuqyada  magaalada Jowhar  ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa  kac ku yimid sare u kac  ka dib markii  uu saameeyay daadadkii ka dhashay fatahaada wabiga shabeelle  uu ka geystay deegaano hoostaga degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar.

Xiligaan oo kale waxa Beeraha jowhar kaso go,i jiray dalagyo kala duwan oo ay ku jirto qudaarta hayeeshee Roobkii gu’a iyo fatahaada wabiga oo is biirsaday ayaa sababay inay baaba,aan dalagyadii beernaa oo beeraleydu kaga faa’idi lahaayeen Bisha Ramadaann.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Gobolka Shabeellaha dhexe waxa uu ka mid yahay kuwa ugu khayraadka badan marka loo eego wax soosaarka dalagyada ka baxa waxaa sanadiihi dambe soo wajahay caqabada badan ee uu ugu horeeyo wabiga shabeelle oo sanadaan waday xilli roobaabka uu ku fataho beeraha u dhawa wabiga iyo deegaanada ku teedsan.

Tags: Wabiga Shabeelle oo saameeyay qiimaha Qudaarta ee Suuqyada Jowhar+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Next Post

Guddiga ka hortagga Covid-19 oo shir ka yeeshay dabaal-dega Ciidul Fidriga

Next Post
Guddiga ka hortagga Covid-19 oo shir ka yeeshay dabaal-dega Ciidul Fidriga

Guddiga ka hortagga Covid-19 oo shir ka yeeshay dabaal-dega Ciidul Fidriga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In