Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo ladhagax-dhigay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo ladhagax-dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad deegaanaka Soomaalida Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaalind ayaa dhagaxdhigay wadada isku xirta Wajaale iyo Berbera.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa xalay socdaal dhanka dhulka ah ku gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland.

Wafdigan waxaa Wajaale kaga hortagay Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Soomaaliland.

Ujeedka socdaalka ayaa ah in lagu dhagax dhigo wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale taas oo muhiimad gaar ah u leh labada dhinacba.

Wasiirka arrimaha Gudaha Soamaaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in dhagaxdhiga wadada muhiimad gaar ah u leedahay dhanka Ganacsiga iyo isku socodka dadka shacabka ah.

Wadadan ayaa dhirirkiidu gaarayaa ku dhawaad 200 oo ML waxaa Mashruuca lagu dhisayo qeyb ka qaadanaya Dowlada Imaaraadka Carabka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Next Post
Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In